Posts

Showing posts with the label dhaqaalaha iyo dowlada .

Dhaqaalaha ma u baahanyahay taageerada dowlada

Marka ey jirto ama timaado dhibaate dhaqaale waxaa asal ah in raiyul caamka bulshada badanaa isku raacsanyahay in ey daruuri tahay in loo baahanyahay dowlad adag oo u dhaqaado iney wax ka qabato duruuftaa dhaqaale ee jirta ama markaa soo if baxday. Laakiin su aashu waxey tahay xaqiiqatan maloo baahanyahay taageeradaa dadku ku colcolaadiyaan, maxaase ka dhalan kara hadii la helo, suaalaha iyo kuwo la xariiro ayaaan jeclaan lahaa inaan ku gorfeeyo maqaalkaan. Marka ey timaado mabaadi'da dhaqaale, mab'da 'classical liberalism' oo uu dhidibada u taagay aabaha dhaqaalaaha casriga (modern economy) Adam Smith, waxuu aaminsanaa marka ey timaado baaahida dowlad loo qabo, kaliya iney tahay sedex shaqo waxa looga baahanyahay. 1. Dhowrida nidaamka cadaalada ee bulshadu ku heshiisay, 2. Dhisida booliis nidaamkasi ilaaliyo iyo, 3. Dhisida milatary ka difaaca dalkaasi cid alaale cidii dibada uga soo xadgudubta, Adam Smith marnaba maso hadal qaadin arimo dhaqaale markey timaado shaqada...